
Midnimo, Maandeeq, iyo Muraayaddii Jabtay - Paperback
Pay over time for orders over $35.00 with
Offers & Perks
Earn 11 points with this purchase
Added to your rewards balance after checkout.
100 points welcome bonus
Create an account and start with extra points.
"Halgankiyo midnimadiyo
Raggii calanka soo mudey
An baroorannee maye?
Mataaneynti Qarankiyo
Haddii magicii naga lumay
Maxay noloshu noo tahay
Kolley mowdku waa gare
Nafta maysku aasnaa?!
Haddaan weynay maan iyo
Aqli noo maqoorada
Ma inaan gob nahay baan
Martidiyo shisheeyaha
'Masawira' niraahnaa?!
Nin waliba muraad lehe
Inuu qoys maciin bido
Majarihii Xorriyadduna
Ka habaabo marrinkii
Maangaabnimaa lehe
Marna mays tiraahdeen
'Hanta labada kii mudan?!'
-CABDULQAADIR X. YAMYAM: Bandhiggii Tiiraanyada.
Free shipping on orders over $75. Standard shipping takes 3-7 business days. Returns accepted within 30 days of purchase.
