
Dhiirogelinta Dhallaanka Ee ABC-Da: Ku Caawi Caruurta Wax Walba Oo Ay Noqon Karaan - Hardcover
Pay over time for orders over $35.00 with
Offers & Perks
Earn 13 points with this purchase
Added to your rewards balance after checkout.
100 points welcome bonus
Create an account and start with extra points.
The ABC's of Affirmations is a collection of powerful A-Z affirmations intended to empower children to embrace their authentic selves and build their self-confidence. Through repetition, affirmations have the power to counter negative thoughts and low self-esteem and replace them with positive thinking. Therefore, this book will reinforce the positive self-image that we want our children to embrace. These affirmations will encourage children to pursue their dreams while learning new words and improving literacy.
Dhiirogelinta dhalaanka ee ABC-da waa buug isku keenaayo xaruufo xajmi leh oo ilmaheena ku dhiirogelinaayo inay aqbalaan cidda ay yahiin unana dhisaan kalsoonidooda. Kolkaad ilmaha aad ugu soo celceliso xaqiijintaa, waxay awood u yeelan doonaa in ay ka hortagaan fikradaha xun-xun ay iska aaminsanaan karaan iyo kalsooni daro. Sidaa darteed, buuggani waxa uu xoojinayaa muuqaal wanaagsanaanta oo aan ka rabno in caruurtayada qaataan. Weearaha xaqiijinta waxa ay caruurtu ku dhiirigelinaysaa inay raacaan riyooyinkooda iyagoo baranaya erayo cusub kolka ay kobcinayaan akhris-qoraalkooda.
Contributor(s)
Author
Free shipping on orders over $75. Standard shipping takes 3-7 business days. Eligible items may be returned within 30 days of delivery. Conditions apply.
