Surprise Castle
Baadigoobkii Nabadda ee Geeska Afrika: Xusuusqor

Baadigoobkii Nabadda ee Geeska Afrika: Xusuusqor - Paperback

$32.99
$35.00
-6%
Quantity
01

Pay over time for orders over $35.00 with

Offers & Perks

Earn 32 points with this purchase

Added to your rewards balance after checkout.

100 points welcome bonus

Create an account and start with extra points.

Join now
Availability:In StockContributor:Danjire Maxamed Cabdi AfeyTheme:Cultural Region/East AfricaPublish date:6/9/2026Pages:382
Languages:SomaliPublisher:Looh PressISBN-13:9781912411993ISBN-10:1912411997UPC:9781912411993Book Category:Biography & Autobiography, Political Science, HistoryBook Subcategory:Memoirs, International Relations, AfricaBook Topic:EastSize:9.21 x 6.14 x 0.79 inchesWeight:0.536Product ID:SCVHWWHZEC

Baadigoobkii Nabadda ee Geeska Afrika waa xusuusqor diblomaasiyadeed oo mudan, oo qoray Danjire Maxamed Cabdi Afey - mid ka mid ah hogaamiyeyaashii ugu waayo-aragnaa ee siyaasadda Soomaalida ee qarniyadii u dambeyay. Buuggu wuxuu kooban yahay saddex iyo toban cutub oo taariikh qoto dheer ah.Danjire Afey wuxuu si qoto dheer ugu sharraxay kaalintii mug lahayd ee uu ugu jiray baadigoobka nabadda Soomaalida - oo ka bilaabmaysa dhalashadiisa iyo waxbarashadiisii, markaas oo gala siyaasadda Kenya iyo xilalkii diblomaasiyeed ee ugu horeeeyey, ilaa gaarsiisa shirkii nabadda ee Carta (Jabuuti, 2000), shirkii Embagathi (Kenya, 2002-2004), gormana ka hadlaya dib u dhismahii Dowladda Federaalka KMG ee Soomaaliya.Buuggu wuxuu sidoo kale ka wariyaa xiligii Maxkamadaha Islaamiga, xaaladihii murugada badnaa ee Soomaaliya haysatay 2006-2009, shirkii IGAD ee Muqdisho (2015), wadahadalkii Jubbaland iyo gobolladii gobolka ah, iyo shirarkii qaxootiga ee Geeska Afrika ee lala qabtay hay'adaha caalamiga ah sida UNHCR iyo Midowga Afrika. Cutubka ONLF iyo Itoobiya wuxuu sharraxaa xiriga xasaasiga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo deriskeedii.Qoraagu wuxuu muujiyaa karti, daacadnimo, hufnaan iyo adkaysi ballaadhan, iyagoo waxyaabaha uu ka qeyb galay taariikh ahaan duugoobeyn doona ku diiwaangeliyey si nadiif ah. Buuggu waa il muhiim ah oo loogu talagalay dhinacyada: diblomaasiyadda Soomaalida, taariikhda Geeska Afrika, xaaladaha siyaasadda gobolka, iyo cidda xiisaha u leh xusuusqorrada masuuliyiinta reer Afrika.

Baadigoobkii Nabadda ee Geeska Afrika (The Search for Peace in the Horn of Africa) is a landmark Somali-language political and diplomatic memoir by Ambassador Mohamed Abdi Afey, one of the most experienced figures in Somali and regional politics. Spanning thirteen chapters, the book chronicles the author's life from his upbringing and early career in Kenyan politics through his pivotal role in the Somali peace processes, including the Arta Conference (Djibouti, 2000) and the Embagathi Process (Kenya, 2002-2004), which produced the Transitional Federal Government of Somalia.The work offers rare insider accounts of the Islamic Courts Union period, regional state negotiations in Jubbaland and other federal member states, IGAD summits, African Union engagements, and the ONLF-Ethiopia peace track. Ambassador Afey documents encounters with key regional and global leaders including Presidents Moi, Kibaki, Museveni, Geelle, Farmaajo, and Abiy Ahmed, as well as UN Secretary-Generals and senior international figures. A dedicated photographs chapter features over forty documentary images spanning four decades of Somali diplomatic history.This is an essential record for scholars of Somali studies, Horn of Africa politics, African diplomacy, and modern political memoir.

Languages:SomaliPublisher:Looh PressISBN-13:9781912411993ISBN-10:1912411997UPC:9781912411993Book Category:Biography & Autobiography, Political Science, HistoryBook Subcategory:Memoirs, International Relations, AfricaBook Topic:EastSize:9.21 x 6.14 x 0.79 inchesWeight:0.536Product ID:SCVHWWHZEC
Cabdi Afey, Danjire Maxamed: - DANJIRE MAXAMED CABDI AFEY waa siyaasi, diblomaasi iyo qoraa ka soo baxay duruufo adag oo ka jiray deegaanka Waqooyi Bari Kenya, halkaas oo uu ku dhashay 1968kii. Nolol miyiga ka bilaabatay, waxbarasho adag oo la baadi goobay, iyo waayo-aragnimo toos ah oo uu u lahaa dulmiga sharciyadii lagu hayey bulshada NFD ayaa ka dhigay qof u jihaystay adeegga bulshada, sharciyadda, iyo dib-u-heshiisiinta. Wuxuu ka mid noqday Golaha Baarlamaanka Kenya iyo Golaha Wasiirrada, isaga oo noqday Soomaaligii ugu horreeyey ee qabta jagada Wasiir Ku-Xigeenka Arrimaha Dibadda ee Kenya. Sidoo kale wuxuu ahaa safiirkii ugu horreeyey ee Kenya u magacowdo Soomaaliya burburkii kaddib. Waxa kale oo uu hormuud ka noqday dadaalkii lagu tirtiray Indemnity Bill, kaas oo oggolaanayey tacaddiyo ka dhan ah dadkiisa. Dhinaca kale, wuxuu door muuqda ka qaatay baadigoobkii nabadda Soomaaliya, shirarkii dib-u-dhiska, dhexdhexaadinta khilaafaadka, iyo yagleelidda dowladnimada Soomaaliya iyo Geeska Afrika. Sidoo kale wuxuu noqday qofkii ugu horreeyey ee ka soo jeeda NFD ee afkiisa hooyo ku qora buug ka hadlaya taariikhdiisa iyo siyaasadda gobolka.
Publisher: Looh Press

Edition

2nd Edition

Free shipping on orders over $75. Standard shipping takes 3-7 business days. Eligible items may be returned within 30 days of delivery. Conditions apply.