
Aabbayaasheen Baa Na Baday - Paperback
Pay over time for orders over $35.00 with
Offers & Perks
Earn 14 points with this purchase
Added to your rewards balance after checkout.
100 points welcome bonus
Create an account and start with extra points.
Buuggu wuxuu ku saabsanyahay billawgii dagaalka sokeeye ee Soomaaliya. Sheekada buugga waxaa tebinaya Cali Faarax oo ah wiil reerkiisa la nool, gaar ahaan, aabihiis iyo laba xaas ee uu qabo. Cali hooyadiis oo garoob ah baa magaalada dhinac ka dagan, laakiin, in uu mar mar soo salaamo, ama lasoo seexdo mooyee, lama noola. Cali oo noloshiisa ay u ku ekayd iskuul aadis iyo banooni dheelid, buu dagaalku qarxayaa, deetana, aabihiis oo ka mid ahaa aas aasayaasha jabhaddii USC, dalkana ka baxay darteed, buu hal mar isku badalayaa aabihii reerka, oo eedooyinkii ay is necbaayeen noqonayaan saaxiibo nolosha iska fiirsada. Buuggu wuxuu ka sheekaynayaa hooggii iyo ba'ii Xamar ka dhacay 1991-dii oo ay ka mid ahayd dagaalladii, qaxii magaalada dhexdeeda, iyo safarradii cabsida iyo dhibaatada badnaa ee Xamar looga baxay.
Free shipping on orders over $75. Standard shipping takes 3-7 business days. Returns accepted within 30 days of purchase.
